Our Services

Shipping for Individuals

We offer individual shipping and international removals for students, travelers, families, and individuals across the world.

 

We can take your package from your home to your destination where ever that maybe. We offer a high-quality shipping service we’ll let you choose the mode of transportation you prefer and we can deliver it save and sound.

Company Overview

Xafiiska Shirkada Waxuu kuyalaa Sweden gara ahaan Västra Götalands län Borås

Waxay shirkadu macaamiisheeda kusoo dhaweyneysaa gacmo furan iyo shaqo tayo leh Shirkada wax yabaha ay qabanayso waxaa kamid ah Adigoo guriga jogo in ay alaabta kasoo qaado kuuna dirto, Shirkada waxay diyaar kula tahay alaabta nuuc walbo oo ay tahay in ay kuugu dirto qiimo macquul ah.

 

Shirkada wax yabaha ay qadayso waxaa kamid ah

1. Gawaarida
2. Alaabta guryaha
3. Alaabto nuuc walbo o ay tahy