About Us

Xafiiska Shirkada Waxuu kuyalaa Sweden gara ahaan Västra Götalands län Borås. Waxay shirkadu macaamiisheeda kusoo dhaweyneysaa gacmo furan iyo shaqo tayo leh Shirkada wax yabaha ay qabanayso waxaa kamid ah Adigoo guriga jogo in ay alaabta kasoo qaado kuuna dirto, Shirkada waxay diyaar kula tahay alaabta nuuc walbo oo ay tahay in ay kuugu dirto qiimo macquul ah.

 

Shirkada wax yabaha ay qadayso waxaa kamid ah

1. Gawaarida
2. Alaabta guryaha
3. Alaabto nuuc walbo o ay tahy